Xasan Sheekh ayaa kashifey arin foolxun oo musuqmaasuqa oo ay ku dhaqanto dhamaan dawladiisa iyadoo qaraxii Daalo warar ka soo baxaya ay sheegayaan in sheekadu balaaran tahay oo masuuliyiin la aaminey ay soo dhaafiyeen ninka qaraxa wadey meelo badan oo Xasan Sheekh hadda ku canaantey xildhibaanada iyo maamulkiisa.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS