X

Xasan Sheekh oo sheegay in uu dhamaaday xilligii wadatashigu dheeraan jirey

Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh oo si dadban uga hadlayay go’aanka uu kaligii qaatey ee dhinaca kale ay la ogaayeen ama kula taliyeen beesha caalamku ayuu ku difaacay hadal uu ka jeediyay maalinta aasaaska ururka Afrika.

C/llaahi WArmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.