X

Xasan Sheekh oo shirka Dhuusamareeb ka sheegay in laga heshiiyay goobta shirka lagu qabanayo caasimaduna muran kuma jirto+MAQAL

Dhuusamareeb–Madaxweynaha Somaliya ayaa la hadlay shacabka gobolada dhexe una sheegay in laga heshiiyay goobta lagu qabanayo shirka oo muran badan ka taagnaa. Xasan Sheekh ayaa sheegay in Cadaado lagu qabanayo shirka laakiin maamulka la dhisi doono caasimadiisu tahay Dhuusamareeb oo u dhaxaysa dhamaan qabiilada degan gobolada dhexe.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.