Muqdsisho–Madaxweynaha Somaliya ayaa si xun u cambaareeyay weerarkii wuxuushnimo ee ay ku qaadeen argagixisada shabaab ee wata diinta cusub ee ka dhanka baniaadamka. Argagixisada ayaa subax aroora oo ardeydu hurudo rasaas ku toosiyay halkaana ku xasuuqey ilaa boqol iyo afartan ardey oo waalidkood muslim iyo gaalba ku soo tabceen.
C/llaaahi Warmooge
ARAABINEWS