X

Xasan Sheekh oo socodkii Sucuudiga uga faaiideystay in uu cimrada soo qaato yaase raacay

Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa socdaalka Sucuudiga uga faaiideystay in uu soo cimreysto halkaas o ay la socdeen qaar ka mida saaxiibadii sida wasiirka arimaha dibeda iyo Faarax Cabdulqaadir iyo qaar kale.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.