X

Xasan Sheekh oo u hadlay si gudoomiyihii hore ee maxkamada Ilka Xanaf uu ku fadhiyay garsoor xumo: MAQAL

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay magacaabistii shalay uu gudoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee dalka uu u magacaabay Ibraahim Iidle Suleymaan oo horey u ahaa garyaqaanka Guud ee maamulka Soomaaliland, iyadoo madaxweynaha uu xilkaasi ka qaaday gudoomiyhii hore ee Maxkamadda Sare ee dalka Ceydiid Ilka-xanaf.

Xasan Sheekh ayaa sheegay in ay yaraan doonto cabashooyinkii ay soo gudbin jireen shacabka maadaama la magacaabay gudoomiye cusub.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.