X

Xasuuq foolxun oo argagixisadu ka fulisay Muqdisho

Xasuuq foolxun ayaa argagixisadu ka fulisay Muqdisho. Argagixisada ayaa gabadh ku dishey suuqa bakaaraha halkaas oo kadibna ay goobta ka baxsadeen. Dhiigmiiratada ayaa bastoolad u adeegsadey xasuuqan.



Haweeneyda la dilay ayaa waxaa lagu Magacaabi jiray Maryan Cabdullaahi,waxana la sheegay xilliga la dilayay in ay ku sugneyd Busteejada Gawaarida aado Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.

Warar aan helnay ayaa waxa ay sheegayaan in Haweneyda la dilay ay u Shaqeyneysay Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhanka Caafimaadka ee marka la soo gaabiyo loo yaqaano WHO qeybteeda deegaannada Maamulka Koonfur Galbeed.



Argagixisada ayaan diintoodu cidna u kala soocneyn oo disha duqey, ciroole, yar , haween.

Ciidanka amniga ayaa goobta gaaray oo ku dabajira inay dhiigmiiratada soo qabtaan.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.