X

Xayawaan aan hore loo arag oo lagu arkey Muqdisho: SAWIRO

Xayawaan aan hore loo arag oo lagu arkey Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Warta nabadda waxaa lagu arkay xayawaan u muuqda iska dfhal qaldamay u eg waxana ka yaabay dadka. Waxay dadku sheegeen in neef ari ah uu dhalay xayawaan kale oo la aqoonsan waayay waxa uu yahay.

Xayawaanka ayaa leh hal Il oo kaliya, waxaana wajiga hore uu kaga qaab eg yahay Daanyeerka iyo Xayawaanka kale ee doorka loo yaqaan.

 

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.