X

Xeer ilaaliyaha guud oo cadeeyay in shirkadihii ajaanibta ahaa dhamaan ka baxeen badda Somaliya iyo shirkad Talyaani oo…

Muqdisho–Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka oo ka hadlay shirkadaha wali saliid ka baaraya badda Somaliya ee Kiiniya rabto in ay xoog ku qaadato ayaa sheegay in shirkadihii dhamaan ay ka baxeen ayna u dambeysay shirkada Total ee laga leeyahay Faransiiska oo iyadu joojisey hawshii..wuxuuse fariin u direy shirkad laga leeyahay Talyaaniga oo la yiraa Eno oo wali iyadu joogta halkaasi.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.