Berbera–Xildhibaan reer Berebera ah oo been laga qorey ayaa ka cawdubileystay in uu yiri Silaanyo iyo rabigiisa ayaa siman. Wuxuuna sheegay in uu yahay qof Muslima oo ayna marnaba ka dhacay qalad sidaasa una jeeday haka buuqina ileyn janno idiinma hayee.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS