X

Xiisad kulul oo ka dhalatay gaadhi SNM ku gubtey Wajaale iyo dadkii oo hanjabay+MUUQAAL

Wajaale–Xiisad aad u kulul ayaa ka dhalatay magaalada TogWajaale kadib markii maleeshiyada SNM gubtey gaadhi ay lahaayeen muwaadiniin reer Awdala. Dadka hadley oo daacad u gooni goosadka ayaa ku hanjabay in ay sida Kurdida u dagaalami doonaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.