X

Xiisada Kiiniya iyo Somaliya ee xadka oo laga sameeyay majaajilo aad u qosol badan: ARAG Safiyo Tusmo

Xiisada Somaliya iyo Kiiniya ee xadka ayaa laga metal\ay majaajilo aad u qosol badan oo ay inoo jilayso fanaanada xaga jiliinka looga bartay ee Safiyo tusmo iyo dhalinta reer Maraykan. Xadgudubka Kiiniya ka wado dhulkeena ayaa kiciyay xiisad isafgarasho la’aana oo ka taagney labada bulsho.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.