X

Xildhibaan Axmed Gacan oo Siilaanyo ku leh hanagu meeraysan anagoo guurti ah ee doorasho keen

Xildhibaan Axmed Gacan oo ka mida golaha guurtida Somaliland ayaa Siilaanyo u sheegay in aanu ku meeraysan guurtida ee uu keeno xal ku wajahan doorashada. Kooxaha ku wareegsan Siilaanyo ee jufadiisa ayaa raba in beeshu laba sano oo kale sii fadhido xukunka Hargeysa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.