X

Xildhibaan Axmed Yaasiin oo ka xanaaqay hadalkii Siilaanyo jeediyay shalay sheegayna inuu sugayay jawaabtii odayada+MAQAL

Hargeysa 03 Jan 2015–Xildhibaan Axmed Yaasiin ayaa ka xanaaqay hadal uu Siilaanyo jeediyay shalay sheegayna in ay ahayd inuu ka jawaabo tabashada odayada reer Awdal halka uu ka hadlayo Suldaan Wabar. Waxa kae oo uu sheegay in isagu aanu u socon Xamar xataa haddii beesha dhexe u dhaqaaqdo dhinacaas.

 

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.