X

Xildhibaan ay isku hayb yihiin C/raxmaan C/shakuur oo codsaday in maydka lagu wareejo

Xildhibaan ay isku hayb yihiin C/raxmaan C/shakuur ayaa codsaday in maydka lagu wareejo kadib markii ciidanka NISA oo warqad ruqsada watey rasaas lagala horyimi halkaana askartu ku dhinteen.

Xildhibaankan iyo madax kale oo la kulmey madaxda sare ayaa sheegay in ay sharciga la tiigsan doonaan dadkii amarka bixiyay.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=J77yHc7shfA[/embedyt]



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.