Xildhibaan Baar Siciid oo ka hadashay cadaalad darada ka jirta maamulka Somaliland
Xildhibaan Baar Siciid ayaa ka hadashay cadaalad darada ka jirta maamulka Somaliland oo ay ku tilmaantey mid burburin karta hadaan wax laga qaban xilli gabadh loo garaacay maxaad u raacdey Gabooye.