X

Xildhibaan C/qaadir Jirde oo ka digey dagaalo sokeeye oo ku soo fool leh Somaliland

Xildhibaan C/qaadir Jirde ayaa ka digey dagaalo sokeeye oo ku soo fool leh Somaliland iyadoo buu yiri aad la socotaan in dagaalo hareeraha kaga furan yihiin. Xildhibaankan ayaa ka mida xisbiga Wadani oo maanta loo akhriyay dastuurka xisbiga. Dhawaan ayaa la filayaa in ay qabsoonto doorashada gudoomiyaha iyo ku xigeenkiisa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.