Xildhibaan ka tirsan maamulka Somaliland kana soo jeeda Sool Ayaan waxba ula harin 18 May sheegayna in iyagu maalintaas qashinkaiska guraan halka SNM haweenka ciyaarsiiso. Wuxuu sheegay wufuuda yimaada Somaliland inay yihiin kuwo dibirada ku soo dhacsada oo aan ahayn kuwo dan u wada.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS