X

Xildhibaan Ibrahim Buubaa oo ka yaabay aan wadahadalno iyo mudo kordhintu waa lama taabtaan+MUUQAAL

Hargeysa–Xildhibaan Ibrahim Buubaa oo ka tirsan xisbiga Wadani ayaa ka yaabay laba arin oo an is qaban oo ah aan wadahadalno iyo mudo kordhintu waa lama taabtaan. Shalay ayay ahayd markii Siilaanyo loo sheegay in go’aanka ay qaateen golaha guurtida oo iyagu qaata lacago bilaasha aanu ahay mid beesha caalamku aqbali karayn kadibna Saylici loo sheegay in uu hadlo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.