X

Xildhibaan Ibrahim oo la yaabay aflagaado Ramaax la fuuley Jabuuti una sheegay in uu ku ekaado shaqadiisa

Xildhibaan Ibrahim oo la yaabay aflagaado gudoomiyaha gobolka Awdal Ramaax la fuuley Jabuuti una sheegay in uu ku ekaado shaqadiisa. Xildhibaan Ibrahim ayaa sheegay in hadalada Ramaax isaga ku eg yihiin oo reer Awdal wax colaada kala dhaxayn Jabuuti.

Maxamed Yuusf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.