Xildhibaanada lagu dhegenyahay ee ay Somalidu fadeexaysay Ilhaan Cumar oo Ku guulaysatay kursiga Minasoota ee dalkaasi Maraykanka ayaa si faahfaahsan uga hadashay sida ay wax u dhaceen.
Ilhaan Cumar ayaa sheegtay in ninka hadda si diiniyana u qaba ay is guursadeen si diiniyana 2002 kadibna ay is fahmi waayeen sida qoysaska caadiga ah.
Dabeetana ay la kulantey ninka la yiraa Axmed Xirsi oo ay isku guursadeen sharciga Maraykanka wali any furin.
Waxayse beenisay in ninkaa dambe uu yahay walaalkeed. Waxase dhici Karta in la yiraa dhiin dhiig taas oo ay Ku qanci kooxdii ay la guulaysatey.
Waxa la rajaynayaa in ninkaasi aanu walaalkeed noqon.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS