Xildhibaan Indho Indho oo ka soo jeeda gobolka Sool ayaa ku faanay in uu maleeshiyada Siilaanyo geeyay Taleex sheegayna in Xaglatoosiye yahay geesi halka uu ku tilmaamay Cali Khaliif nin ay eryanayaan oo Balicad kaga daba tageen. Wuxuu wax ka sheegay xildhibaanada beeshiisa ee Hargeysa fadhiya.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM