Hargeysa–Xidhibaan Indho indho oo ka soo jeeda Sool ayaa jawaab siiyay Prof Cali Khaliif hadana ku khalkhalay jawaabta mar uu Prof Galaydh yiri haddii cod laga qaado gobolada Sool Sanaag Iyo Cayn waxay u codeyn doonaan in dalka loo qaybin jufo jufo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS