Xildhibaan Indho indho oo Hargeysa jooga kana soo jeeda Sool ayaa ka hadlay arinta Xudun ee diyaarado ay guranayaan hantida reer Somalida wuxuu naqdiyay hadalo ka soo yeeray wasiirada batroolka waxase la waydiiyay mar hadaanu ogeyn siduu uga hadlaa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM