Xildhibaan Indho indho ayaa sheegay in ayna gorgortan ka galayn mudada ay u kordhiyeen Siilaanyo iyo Saylici oo iyagu afka juuqda gabay ilaa hadda oo geed laguxidhey. Xildhibaan Indho indho ayaa ku jira golaha guurtida wuxuuna ka mid yahay siyaasiyiinta reer Sool ee ku xiran Siilaanyo.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM