Xildhibaan Isaaqa ayaa Muuse Biixi faray inuu dibedda u tuuro Prof Axmed Ismaciil Samatar iyo Prof Cali Khaliif Galaydh oo baryahan maamulka dhexdiisa ka wada barnaamijyo dooda oo ay ku magacaabeen ”Somaliland miyaa la wada leeyahay”. ”Maxay anaga naga rabaan miyay eegaan kuwa kale. Kuleylka ay wadaan labadan Profeesar ayaa Isaaqa qaarkii aanu jeclaysan. Waxase la eegi doonaa talaabada uu qaado Muuse Biixi.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS