Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yaroow oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka ee ka soo jeeda Deegaanada K/Glabeed ayaa dhaliilay Xildhibaanada Baarlamaanka ee u codeeyay Prof’Jawaari..
Waxaa uu tilaamay Xildhibaanka in uu ka mid ahaa Xildhibaanda Doonayay in uu dalka Madaxdiisa uu isbedelo islamarkaana uu taageersanaa Xildhibaan C/Rashiid Xiddig balse ay xildhibaanada ay ku fududaadeen in ay is bedelka sameen.
Cadhada xildhibaanka ayaa waxa la qaba Somalida badankeeda iyadoo dalku u baahnaa isbedel ka duwan kii lagu waday afartii sano ee fadhiidka ahaa.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS