X

Xildhibaan ka naxay halka uu marayo magacii Somaliland” wixiiba Hargeysa ayay isugu soo urureen” reer Awdal waan arkaynaa+MUUQAAL

Hargeysa 22 Dec 2014–Xildhibaan ka tirsan maamulka Siilaanyo ayaa ka naxay halka uu marayo magacii Somaliland ee Daahir Rayaale kaga tagey mida qudha..wixiiba Hargeysa ayay isugu soo ururtay..wadahadal Xasan Sheekh lala galaa ha dambeeyee bal horta aan magacii isku hayno.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.