Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriye Kana Mida Xildhibaanada Cusub Ee Federalka Soomaaliya Ayaa Noqotay Musharixii Ugu Horeeyay Ee Isu Soo Sharaxa Qabashada Xilka Gudoomiye Ku Xigeen Ee Golaha Shacabka.
Xildhibaan Khadiija Maxamed Iyada Oo Ugu Horeyn Arrimahaasi Ka Hadlaysa Waxaa Ay Tidhi “Waxaan Doonaya Inaan Halkan Uga Cadeeyo Umada Soomaaliyeed Iyo Golaha Xildhibaanada Inaan Ahey Musharax U Taagan Qabashada Xilka Gudoomiye Ku Xigeenimo Ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed Waxaanan U Arkey Inaan Xilkan Qaban Karo Leeyahayna Waayo Aragnimo Iyo Khibrad Aan Xilkan Ku Heyn Karo”
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS