Xildhibaan Maxamed C/raxmaan ayaa ka hadlay suldaan beesha Sacad Muuse (ISAAQ) oo uu shegay in uu xalay ka hadlay magaalada Hargeysa kadibna uu hadalo ka soo tuurey. Xiisada Lughaya ayaa beesha Sacad Muuse (ISAAQ) rabtaa in ay miiska soo saarto.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS