Xildhibaan Maxamed Dheerayste ayaa fowdadii ka dhacdey doorashadii maayerka Boorama ka hadley. Dheerayste ayaa sheegay inuu watey 14 xildhibaan laakiin sida muuqata hortiisa lagu kala qaatey.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=qvIKIiYH-HM[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS