X

Xildhibaan Nacnac oo aad u taageersanaa Muuse Biixi oo hadda ka hulaalay Kulmiye

Xildhibaan Nacnac oo aad u taageersanaa Muuse Biixi ayaa hadda ka hulaalay Kulmiye kuna biirey xisbiga Wadani oo hadda la filayo in uu ku guuleysto xukunka maamulka Somaliland.





Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.