Xildhibaan reer Sanaaga oo codsadey in abaaraha si siman loogu gurmado
Xildhibaan C/qaadir oo rer Sanaaga ayaa codsaday in deeqaha abaaraha si siman loogu gurmasdo iyadoo ay soo baxayaan in deeganada qaar si toosa loogu gurmado halka goobaha ay abaaruhu ku habsadeen mudooyin an waxba la gaarsiin.