X

Xildhibaan Sacdiyo oo madaxweyne Farmaajo ku leh ”madaxweyne hadal ”

Xildhibaan Sacdiyo ayaa madaxweyne Farmaajo ku leh ”madaxweyne hadal ” xilli uu jiro xildhibaano soo jeedin ka keenay Jawaari oo soo jeedintaasi dhinacna u socon.



Jawaari ayaa soo jeedinta ku tilmaamey mid barlamaanka wax loogu dhimayo inkastoo tirada xildhibaanada uu muran ka taagan yahay.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=JR8ox3DNFd0[/embedyt]



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.