Xildhibaan shalay argagixisadu ku weerartay Muqdisho oo xog badan bixiyay: MAQAL
Xildhibaan shalay argagixisadu ku weerartay Muqdisho ayaa xog badan bixiyay. Xuseen Xaaji oo ka mida xubnaha aqalka aan loo baahneyn ee lagu tilmaamey aqalka sare ayaa rasaas ooda looga qaaday.