Iyadoo maamulka Hargeysa aanu lahayn baanan sharci ah oo aduunku ictiraafsan yahay ayaa hadana waxa muran ka jiraa xeer la sheegay in uu horyalo golaha maamulka oo ku saabsan xeerarka bangiyada. Xildhibaanka ayaa sharaxay in xeerku dhigayo khidmad ee aanu dhigeyn RIBO.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS