X

Xildhibaan Siciid Jirde oo fariin u direy dadka Awdal iyo Selel

Xildhibaan Siciid Jirde ayaa fariin saxaafada mariyay dadka gobolada Awdal iyo Selel oo diiwaangelintu ka bilaabmeryso Sabtida soo socota. Midii gobolka Togdheer ayaa dhamaatey iyadoo musuq aad u xun uu ka soo baxay lana xaqiijiyay in dadku laba ilaa sadex jeer is diiwaangeliyeen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.