Hargeysa–Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa sheegay in haddii Siilaanyo laga tuuri lahaa xukunka in waxa haysta gobolka uuna haysan lahayn. Wuxuu tabtey xildhibaan lagu garaacay aqalka Siilaanyo oo dhaqtar ku galay. Wuxuuna sheegay in iyagu isbideen.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM