Hargeysa–Xildhiban Xasan Cawaale oo la hadlayay saxaafada ayaa sheegay in askarta joogta guriga Siilaanyo ay garaaceen. Xasan ayaa sheegay in goobta lagu feedhay oo uu dhulka ku dhacay. Fadeexada noocana ayaan cidi waxba ka qabanaynin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM