X

Xildhibaan Xidig oo tilmaamey sida ugu fiican ee ciidan qaran lagu dhisi karo: MAQAL

Xildhibaan Xidig ayaa tilmaamey sida ugu fiican ee ciidan qaran lagu dhisi karo waa haddii daacad laga yahay. Wuxuu iswaydiiyay yaa ciidan dhisaya ma dawlada dhisaysa mise iyagii ayaa burbur ku wada. Xageelagu arkey ciidan boqol doolar la siiyo.


Hoos ka dhegeyso



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.