Xildhibaan ayaa gabay ku cabirey fashilka isku shaandheyntii bugta ahayd ee intii taagta darayd la bedelay. Xildhibaan Xoog ayaa sheegay in ninkii saldhiga Berbera iibsadey inuu welli soo taagan yahay. Xilligii anigu aanu joogney wax heshiisa oo la keenay ma jirto, waxa la keenay nuqul ee heshiis saxa lama keenin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS