Xildhibaanad Baar Siciid ayaa ka qaylisay miisaaniyada Muuse Biixi soo gudbiyay. Baar Siciid ayaa sheegtay in miisaniyadan ayna ku jirin waxqabad laakiin ka buuxaan jeel. Marka ma dadka =uu xidha=yo ayuu jeelal u dhisayaa.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=MKotW-1oTOs[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS