Xildhinaanad Nasro Cabdusalam oo ka tirsanayd barlamaankii ku meelgaarka ahaa ayaa sheegtay in ay tahay qof muslimada oo diinteeda wadata oo aan ka bixin. Xildhibaanada ayaa sheegtay in ayna garanayn goor laga duubey warkaa xun ee ay leedahay diinta ayaan ka baxay.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS.COM