Xildhibaanad Hudda Axmed Cali oo laga qorey in ay sadex nin guursatey halmar ayaa afka furatey sheegtayna cida waxaan ka qortey. Xildhibaanada ayaa sheegtay in isla ninka kursiga siiyay uu ka dambeeyo.
Xildhibaanad Huda Axmed Cali oo kamid ah mudanayaasha barlamaanka Soomaaliya ayaa baraha bulshada iyo shabakadaha wararka xalaasha ah aan qorin ay sheegeen in ay sadex nin guursatay.
Fadeexada noocana ayaa ah mid aan diiniyan sahlanayn oo u baahan in laga salgaaro ayuu yiri oday degan magaalada Muqdisho.
Hoos ka dhegeyso beeninta xildhibaanada
C/llaahi WArmooge
ARAABINEWS