X

Xildhibaanad Khadiijo Diiriye oo sheegtay in hadalkii Xasan Sheekh ahaa mid gafa haweenka qaarna la baaaray: dhegeyso

Xildhibaano farabadan ayaa ka caroodey hadal uu jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh oo dalbanayay in si fiican loo baaro xildhibaanada iyo dhamaan xubnaha dawlada iyadoo ay soo baxayso in qaraxii Daalo ragii fulisey aan la marsiin baaristii la rabey.

Halkan hoose ka fiirso hadalka Xasan Sheekh

Hoos ka dhegeyso jawaabta xildhibaanad Khadiijo Diiriye iyo codsi loo jeediyay in wasiirada qaarkood la horkeeno barlamaanka.

 

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

 

admin:

This website uses cookies.