Xildhibaanad nafteeda kala baxsatey Axmed Madoobe. Xildhibaan Khadiijo Aadan ayaa sheegtay inay Axmed Madoobe kala kulantey cabsi gelin iyo handadaad joogto kaliya ayna tahay aragtideeda ityo fikirkeeda.
Maaha xildhibaanadii ugu horeysay ee lsaga soo tagta Kismaayo oo maamulka Axmed Madoobe u hanjabo ama loogu hanjabo Kismaayo. Xildhibaanada ayaa sheegtay in haddi beelaha kale hadlaan loo hanjabo.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=bG6rFoxowQ8[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS