Iyadoo dadka reer Saylac ay khaati ka taagan yihiin maamulaha kastanka Saylac ee Faysal Magafe oo ay edo u tahay wasiirada maaliyada Samsam oo lagu yaqaan musuqmaasuq weyn ayaa hadana markii labaad ay xildhibaano beesha dhexe ka soo jeeda ay weeraran dadka reer Saylac.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEW