X

Xildhibaanada golaha deegaanka Salal oo Faysal Magafe oo reer Burco ah ka xidhey cashuurta kaliya ee ay qaadaan iyo qaylada

Xildhibaanada golaha deegaanka ee gobolka Salal ayaa Faysal Magafe oo reer Burco ah oo Siilaanyo geeyay Saylac muddo hore kana taajirey gobolka ayaa xildhibaanada ka xidhey cashuurta kaliya ee ay qaadaan iyo qaylo dheer oo cidina maqlayn oo ay saxaafada la soo hor fadhiisteen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.