X

Xildhibaanada Khaatumo State ee dawlada dhexe oo baaq u direy colaada Taleex fariina u gudbiyay maleeshiyada Siilaanyo+MUUQAAL

Muqdisho–Qaar ka tirsan xildhibaanada iyo wasiirada Khaatumo State ee kaga jira dawlada dhexe ayaa fariin nabaded u direy colaada qabiileed ee ka socota Taleex waxayna ugu baaqeen in ay labada dhinac nabada qaataan waxayna ka xanaaqeen maleeshiyada Siilaanyo oo tagtey Taleex si ay hubka ugu qaybiyaan kuna eedeeyeen in ay iyagu bilaabeen markii hore.

C/llaahi WArmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.