X

Xildhibaanada reer Awdal ee ku jira barlamaanka Somaliya oo ka hadlay xasuuqii ka dhacay Boorama

Xildhibaanada reer Awdal ee ku jira barlamaanka Somaliya ayaa markii ugu joreeyay ka hadlay xasuuqii ka dhacay Boorama..xildhibaanada ayaa sheegay haduu meesha ka jiro maamul waa in ay masuuliyada qaadaan. Xasuuqii dhalinta reer Awdal ayaa Siilaanyo rabaa in uu ku aamiisyo sheekada laga adimay ee la yira anagaa baarayna.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.